Aggaasimaha Arrimaha dibada ee Dowladda Hoose Xamar Mudane Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay Madaxa Horumarinta Hawlaha guud ee hey'adda...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa maanta kullan miro-dhal ah la...
Kooxda khawaarijta oo mudda dheer dhibaata ku hayay shacabka Soomaaaliyeed ayaa hadda wajahayo bur bur iyo quus kadib markii ay...
1- Congratulations to the Somali Armed Forces, who during the month of Ramadan insured that many cities in the country...
Boqortooyada Sacuudiga ayaa dalkeeda kusoo dhaweesay dad badan oo ka qaxay colaada ka taagan dalka Sudan, kuwaa oo markab ka...
Warbixinta Toddobaadlaha ah ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Arbaco, 26 April, 2023 1- Dowladda iyo shacabka ayaa ugu Hambalyeeyay...
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde,...
Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ka qeybgali doono shirka...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Cali Xaaji Aadan, oo Safar shaqo ku gaaray dalka Hindiya ayaa lagu soo dhaweeyay...
Ciidanka xoogga dalka oo tageero ka helaya dadka degaanka ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab ka fara maroojiyay Tuulada Jameeco ee gobolka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho