Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay madaxa xafiiska NRC...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo in ay heleen kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta...
Guddoomiyaha Guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka mudane Burhaan Aadan Cumar ayaa maanta xilka kala wareegay Ku-simihii...
Ciidanka kumaan dooska Danab iyo ciidanka Gorgor ee Xooga Dalka Soomaaliyeed oo isgarabsanaya ayaa lawareegay deegaanka Ceel Cali Heelle ee...
Nin ka tirsanaa kooxda Khawaarijta arxanka daran ayaa isku soo dhiibay qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed, ninkan ayaa lagu...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray qeybta faraha ee hoggaanka baarista dembiyada ee C I...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa afar Diyaarad oo mucaawino kala duwan ah u dirtay Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas...
Warbixinta Toddobaadlaha ee waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal taariikhi...
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada ay Bangiyadooda qaateen habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah...
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay, maanta oo Arbaca ah, in Ciidamada Istaraatiijiyadda Gantaalka ee Ruushku ay bilaabeen dhoolatusyo qorshaysan oo...
Mas'uuliyiin ka tirsan hoggaanka sare ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), xubno isugu jira Xildhibaanno, Wasiirro, Sanatarro, iyo masuuliyiin ka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaanka Dalladda...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...
RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho