Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda sanad guurada...
Ciidamada Hindiya ayaa sheegay maanta oo Arbaca ah in toogasho ay ku dhinteen afar qof ay ka dhacday gudaha saldhig...
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen; Odawaa Yuusuf Raage, ayaa hambalyo ku Aaddan aas-aaska ciidanka xoogga u diray qeybaha kala...
Qeybta guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, ayaa xalay howlgal amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay xaafado katirsan degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku maamuusay diblomaasiyiinta ka howlgala dalka oo uu wehlinayo Xoghayaha Guud...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa kulan rasmi ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha...
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda in iyagoo raacaya talooyinkii horay loo siiyay ay saxaan...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo ay wehliyaan Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedka Koofur galbeed...
Ciidanka Booliska saldhigga Degmada Waaberi ayaa soo qabtay labo burcad ah oo dhac ka geysanayey Waaxda Maajo ee degmadaas. Burcaddaan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho