Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG ah, ayaa Mudane Maxmed Xasan Idris (Geney) u doortay Guddoomiye ku-xigeenka...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay kaalin shidaal oo ku taalo degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud....
Ciidamada xoogga dalka ayaa 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab ku dilay deegaanka Makuude oo qiyaastii 7-km dhanka Koonfur kaga beegan...
Dab ka dhashay booyad Naafto ku shubaysay kaalin shidaal oo uu lahaa Ganacsade lagu magacaabo Faarax Maracune ayaa waxaa ka...
Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo Madaxa Golaha Warbaahinta Jamhuuriyadda Turkiga,...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa howlgallo lagu baacsanayo Maleeshiyaadka khawaarijta Al Shabaab waxay ka fuliyeen Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug Howlgalkaan...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeekka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa booqday Hooyo Soomaaliyeed oo Afar Gabdhood...
Xalay waxaa isbitalka Banadir ku dhashay hooyo Soomaaliyeed oo halmar Allah Ku arsaaqay 4 carruur mataanno ah kuligoodna gabdho ah,...
Koox ka socota Bankiga Adduunka ayaa kulan laba cisho ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho