Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa maanta daahfuray kulanka wejiga 4-aad ee mashruuca JPLG. Kulanka uu ku...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB Gaar ahaan Ururka 5aad Guutada 16 aad ayaa Howlgal Qorsheysan ka sameeyay Waqooyiga...
Wafdigaan saraakiisha ah ee gaaray deegaanka Aato gobolka Bakool waxa horkacayay Taliyaha Ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka koonfur galbeed Gaashanle Yuunas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay'adda Socdaalka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruse), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha Aqoonsiga...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kormeeray Dhulka loogu talagalay in laga dhiso Xarunta xogta Qaranka...
Maamulka degmada degmada Baxdo iyo Odayaasha dhaqanka ayaa deeq isugu jirta labo neel oo geel ah iyo raashiin ku wareejiyay...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Geneva kulan miro-dhal...
Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmibaarista ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweynaysaa go’aanka ay Dowladda walaalaha ah ee Jamhuuriyadda Suudaan dib ugu billowday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho