Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Itoobiya ay...
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa shir guddoomiyay kulanka 5-aad ee kalfadhiga labaad ee...
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka ka hor...
In ka badan 100 qof ayaa ku geeriyooday dalalka Malawi iyo Mozambique, ka dib markii ay ku dhufatay duufaanta Freddy...
Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay sharciga ladagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay Golaha...
Millatariga Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi maanta oo Talaada ah ay laba Gantaal oo kuwa riddada gaaban ah...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Marwo Khadija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa...
Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday in hoggaamiyaha sare ee dalkaasi uu cafis u fidiyey in ka badan 22,000 oo qof...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee ka soo...
Muqdisho, 13 March 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho