Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta la kulmay Safiir ku-xigeenka safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ahna...
Guddoomiye ku-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomisay Kalfadhiga 2aad kulankiisa 25aad ee Golaha Shacabka...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray Akademiyada Booliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye, oo Tababar ay...
Maareeyaha Golaha Murtida iyo Wacyi-galinta Qaranka, Cusmaan Cabdullaahi Guure oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed, ayaa sheegay...
Hay’adda maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa Maanta deeq raashin ah ka qeybisay degmada Warta Nabada. Hay’adda SoDMA oo horray...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim,ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 19-aad. Ajandaha Kulanka: Qaybinta...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xusee Jimcaale ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay hawlwadeenada sare-sare ee ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhir ku beeray...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho