Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub oo ay hoggaamineysay sarkaalka...
Guddiga Beeraha, Horumarinta reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka badda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Wasiirka...
Dowladda Soomaaliya oo maanta wareejisay 5-malyan Doollar oo ay dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed uga qeb qaadanayaan u gurmashada walaalaha Turkiga oo...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta daahfuray mashruuca Daryeelka Dhallaanka ,iyadoo ay munaasabadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulankii koowaad ee Guddiga Heer Qaran ee Hagista...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas...
Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare BJFS oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa ugu yeeray Xarunta Golaha Aqalka Sare wasiiru...
Hoggaanka haweenka Soomaaliyed oo ay hor kacayso Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS ,Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa muqdisho...
Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallin Cabdulle iyo qaar ka mida madaxda hay’adda ayaa kulan kula qaatay Magaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa xarunta degmada Cabdicasiis uga qeyb galay kulan looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho