Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta ku dhigay koox ku eedeysan inay dil iyo dhaawac ka soo geysteen magaalada...
Shirka qiimeynta Soomaaliya ee ku biiridda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa berri ka furmaya Muqdisho, iyadoo maanta ay dalka imaanayaan...
Dalalka caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas’uuliyad dadweyne. Golaha loo...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka...
Dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo ay ku soo rogtay gobolka Kordofan ee dhaca bartamaha dalkaasi, ka...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee...
Shir weynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho ayaa maanta diiradda lagu saarayaa sharciyadda dagaalka lagula jiro Khawaariijta....
Afhayeen u hadlay Aqalka Cad, ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu u magacaabay sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqa ugu maqnaa Dalka Kuwait ayaa...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Cusub ee Wasaarada Caafimaadka iyo gurmadka deg...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...
War qoraal ah ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dalka ayaa lagu faahfaahiyay Wada hadal Muqdisho ku dhexmaray Dowladda iyo xubno...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho