Guddiga Arrimaha Gudaha , maamullada Gobollada iyo amniga ayaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderaalka iyo dib u heeshiisiinta kulan kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan...
Ciimada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa khawaarijta Al Shabaab kala wareegay Deegaanada Qeycad ,Laas-gacameey iyo tuulooyin kale...
Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa uga digtay Ganacsato Khawaarijtu ugu yeertay deegaannada ay Shabeellada hoose uga dhuumaaleysaneyso...
Midowga Yurub iyo Maraykanka ayaa si wada jir ah ugu soo horjeestay go'aanda Isra’iil ee ku aaddan degameenta Sagaal goobood...
Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Cabdirashid Jire Qalinle oo ay...
Madaxii qaraxyada kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa gobolka Mudug Salmaan Daadir ayaa saaka ciidanka qaranka ku qabteen Aagga Camaara isagoo maleegayay...
Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane, Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa dhagax-dhigay xarunta Xirfadda Farsamada Gacanta ee...
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay xarunta Jaamacadda Michigan State University ee dalka Mareykanka, hakaasi oo ay ka dhalatay dhibaato...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer u kuurgelid ah ku tagay xarunta Hoggaanka Baarista Dembiyada...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...
Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho