Taliyaha Ciidamada qalabka sida ee Ingiriiska, Admiral Tony Radakin, ayaa Ruushka ugu digay in uu hawada sare ka qaado dagaal...
Howlgaladan ay iska kaashanayaan ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa maleeshiyada Al-shabaab looga xoreeyo deegaano badan oo ka tirsan...
Captain Ibrahim Traoré ayaa lawareegay awoodii dalka BurkinaFaso, wuxuu kala diray dowladda, isagoona sidoo kale laalay dastuurkii dalkaas. Wakaalada wararka...
Maamulka gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay dad rayid ah oo maleeshiyaadka arxagagixisada ay ku layeen ceel ay ka qodayey deegaanka...
Militariga Soomaaliyeed ayaa goordhaw gudaha u galay Deegaanka Dabayoodle sida uu warbaahinta u sheegay Korneyl: Cabdinaasir Sheekh Cali oo Kamid...
INNA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Allah unaxariiste waxaa saacaddo kahor howlgal ciidan oo lagu beegsanayay argagixisada Al-Shabaab...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehliyaan Xildhibaano kamid ah Hirshabelle, Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Hiiraan, guddoomiyihii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan gaar ah la qaadatay Xog-hayaha...
Waxaa magaalada Bukharest ee Dalka Roomaaniya ka socda shirka Wadamada Xubnaha ka Ah Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee loo yaqaanno...
RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...
RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...
RADIO MUQDISHO(TANZANIA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas...
RADIO MUQDISHO(QATAR):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doha ee Caasimadda dalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho