Dowladda Turkiga ayaa Xabsiga dhigtay 33 qandaraasleyaal dhismo ah sababo la xiriira cillado dhanka dhismaha ah iyo khaladaad dhismaha la...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka qeyb-galay dood si...
In ka badan 18 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ciidanka...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud ayaa kulan la qaatay dhamaan Agaasimaha Guud ee Maaliyadda, Agaasime...
Ciidanka booliska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo qabtay labo kamid ah burcad hubaysan oo qori AK47 ah ku...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 17-aad...
Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb, ayaa lagu soo dhaweeyay wafdi ka yimid Muqdisho oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha cusub ee Degmada Hobyo Cusman...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga korjoogtaynta iyo kormeerka habsami u socodka...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa heshiis la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya....
Guddoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin, ayaa maanta kula la qaatay madax ka socotay hay’adda UNDP isagoo oga mahadceliyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho