Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo shixnado gargaar ku wareejisay Hirshabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo shixnado gargaar ku wareejisay Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka SoDMA ayaa maanta 15 Gaari oo sida shixnad Mucaawino Gargaar ah u dirtay Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo dhowr Bil ka hor khawaarihta Al-Shabaab gacantooda laga saaray.

Gawaarida sida shixnadaha mucaawinada ah ayaa si gaar ah ugu wajahan Magalaoyinka Maxaas, Moqokori, Jalalaqsi iyo dhamaan degaanada ku xeeran oo dhawaan laga xoreeyay khawaarihta Al-Shabaab.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Gudddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa ka warbixiyey Gargaarkaan loogu talagalay deegaanada Dadka ka barakacay Gobolka Hiiraan ee dhaawan laga xoreeyay khawaarijta Al-Shabaab, Guddoomiye Maxamuud Macallim oo ay wehliso Aagaasimaha Waaxda Gargaarka Marwo Sahro Cali Yusuf ayaa ku wareejiyay Gargaarka 15 Gaari ee Gobolka Hiiraan loo dirayo Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiiboyinka Maamulka Hirshabeelle Marwo Caaisho Khaliif.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiiboyinka Maamulka Hirshabeelle Marwo Caaisho Khaliif ayaa u mahadcelisay  Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Howlwadeennada Hey’adda SODMA sida wanaagsan ee marwalba ay iskugu howlaan u gurmashada iyo gargaarka shacabka Soomaaliyeed, Wasiir Caaisho Qaliif ayaa sheegtay in ay gaarsiin doonto dadka ugu nugul ee ku barakacay  Gobolka Hiiraan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo gargaar ku wareejiyay Wasiirka Haweenka Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo gargaar ku wareejiyay Wasiirka Haweenka Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo gargaar ku wareejiyay Wasiirka Haweenka Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In