Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ka fuliyay nawaaxiga degaanka Sino-dhaqo ee Gobolka Galguduud, halkaasi oo ay maleeshiyaadka aragagixisada Al-shabaab gabaad...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa maanta soo xiray shir muddo labo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 25-aad...
Gaadiidkan oo ah kuwa culus ee ciidamada xoogga dalka ayaa loogu talo galay ciidamada qeybta 21-aad oo aan horay u...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta Galmudug...
Deeqdan oo isugu jirta qaybaha kala duwan ee raashinka la quuto looguna talagaley dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool...
Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib uheshiisiinta XFS ayaa maanta Muqdisho kuqabatay ‘kulanka sadax bilaha koox howleedka farsamo ee hirgelinta...
Waxaa Goor dhaw Magaalada Dhuusamareeb Gaaray Wafdi uu Hogaaminayo Xildhibaan Yusuf Gelle Ugas kuwaasi oo maalmihii la soo dhaafay waday...
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa magaalada New York ee carriga Maraykanka kulan kula yeeshay dhigiisa...
Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go’aamo dhaxalgal ah oo looga gol leeyahay in wax looga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho