Munaasabadaan lagu soo dhaweenayay looguna Duceenayay Guddoomiyaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeeray xarumaha Wasaaradda Maaliyadda ,Bangiga Dhexe iyo xisaabiyaha Guud, isaga...
Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo sii hayaha xilka Guddoomiyaha dagmada Galkacyo ee Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray degaannadi...
Wasiirka Wasaardda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa maanta kulan mira-dhal ah la yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimmilada Soomaaliya, Khadiija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa ka qeyb gashay xafladda furitaanka meertada 77-aad ee Golaha loo...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS ayaa ciidanka xoogga dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen dagaalka lagula jiro kooxda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed...
Dowladda goboleedka Hirshabeelle ayaa bogaadisay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle...
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya shacabka deegaanka ayaa maanta la wareegay deegaanka Sina-dhaqo oo Dhuusamareeb dhanka koonfureed kaga beegan 35...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho