Muqdisho, 30ka Disember 2022: Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka Gobolka Benaadir ku wareejisay dhir noocyo...
Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la...
Wakaalada wararka ee SANA ayaa sheegtay in weerarka lala beegsaday basas oo ku sugnaa gobolka Deir Az Zor,lagu dilay 10...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay mar kale hoygiisa kulan la...
Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Aadam Muuse ayaa kala wareegay Wasaaradda Deegaanka iyo isbadelka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga ee Kenya, Mudane Aadan Barre...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Madaxtooyadda ku qaabilay Gabdhaha Agoonta ah...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmay Danjiraha Dowladda UK u fadhisa Soomaaliya,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaci...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo hadda ah...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho