In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo ay ku jiraan horjoogayaal, ayaa lagu dilay tiro kale oo ku dhow...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada, ayaa maanta looga...
Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaraadda Cadaaladda iyo Arrimaha...
Kulan ku saabsanaa siddii gargaar loo gaarsiin lahaa degaanada dhawaan laga xurreeyay khawaarijta, oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee maalmulka...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka faa'iidaysanaysa hibada dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa bilaabaysa Olole Wacyigelin ah oo ballaaran...
Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka(SoDMA) Dr Axmed Cabdi Adan, ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo...
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure, ayaa shir guddoomiyay Kulan Laba geesood ah oo dhex...
Maxkamad ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shan sano oo xabsi ah iyo il ku haynta Booliska ku xukuntay Odayaal Cadaado...
Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya Xil. Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayay oo safar shaqa ku joogay Magaalada...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho