Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Dalka Uganda oo la caleema saaray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Dalka Uganda oo la caleema saaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud oo wehliyoย  Uqaybsanaha Dhaqanka iyo Waxbarashada Mudane Liibaan Xuseen Deeroow ayaa ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu Caleemo saarayay Gudoomiye xigeenka cusub, Jaamacadda Caalamigaย  Bariga Afrika ee Uganda [IUEA] – Ambassador Dr. Amina Mohamed.

Munaasabadda lagu Caleemo Saarayay Guddoomiyaha xigeenka cusub ee Jaamacadda Caalamigaย  Bariga Afrika, Amb Dr Amina Mohamed waxaa kasoo qeyb galey Safaaradaha Ardadooda Jaamacadda ku badanyihiin sida Kenya, Eritrea, Sudan, Nigeria iyo Somalia, Guddoomiyaashaย  Jaamacadaha kala duwan ee ku yaala Uganda iyo marti sharaf kale.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda Amb. Dr Amina Mohamed ayaa horay xilal ka duwan ka soo qabtay gobalka, iyadoona dowladda kenya mar ka noqotay Wasiirkii Waxbashada Dolwadda Kenya.

Dhanka kale Danjiraha JFS Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) oo wehliyo Liibaan Deerow ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Jaamacadda caalamiga Bariga Afrika.

Kulanka danjiraha iyo ardayda oo ahaa is xogwaraysi, suโ€™aalo ay Ardayda weydinayeen danjiraha, sidoo kalena warbixin ka siiyeenย  caqabadaha Ardayda ka heysta Jaamacadda iyo guud ahaan dalkan Uganda.

Ugu dambeyntii Danjire Cali Maxamed Maxamuud ayaa ardayda u sheegay in diyaar u yihiin in caqabadaha haysta ardayda wax laga qabanaayo , Sidoo kalena ka Safaarad ahaan diyaar u yihiin waxii sharci ah ee ardayda xaq u leeyihiin sida shahaadooyinka sax in safaaardau sida ugu dhaqsiyaha badan ugu tasdiiqayso, arinka daganaasha iyo waxii la mid ah ay dowladda Uganda kala hadlayaan, waxii sharcidarro ahna sida shahaadooyinka been abuurka ah aya ka fogaadaam si aysan dhibaayo ula kulmin.

Gabgabadii safiirka iyo ardayda ayaa ku balamay in la qabto kulan weyn oo guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalkan Uganda ka soo qeyb galayaan, si cidii suโ€™aalo qabto looga jawaabo,ย  iska warqabka ardayda iyo safaaraddana joogto u noqoto.

Previous Post

Hayโ€™adda SODMA oo Muqdisho soo gaarsiisy dadkii ku dhaawacmay dagaalka Laascaanood “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada XDS iyo Daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanno horleh oo ku yaala Mudug

Next Post
Ciidamada XDS iyo Daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanno horleh oo ku yaala Mudug

Ciidamada XDS iyo Daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanno horleh oo ku yaala Mudug

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In