Monday, July 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 weeks ago
in Wararka
0
Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

AMNIGA

• Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda.

Related posts

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

July 6, 2026
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adda TICA ee Dalka Thailand

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adda TICA ee Dalka Thailand

July 6, 2026

• Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho.

• Qaadista cunaqabateyntii hubka oo suuragelisay qalabaynta ciidamada.

• Ciidamada oo lagu qalabeeyay diyaarado, gaadiid gaashaaman, isgaarsiin iyo agab kale oo muhiim ah.

• Tababbar, qalabeyn, dib-u-habeyn iyo nidaameyn lagu sameeyay ciidamada Qaranka.

• Ciidamada Qaranka oo la wareegay 31 saldhig oo ay hore u hayeen ciidamada nabad ilaalinta.

• Ka hortagga dambiyada abaabulan, kuwa maaliyadeed, sugidda amniga internetka iyo fal-dambiyeedyada xuduudaha ka gudba.

CADDAALADDA & GARSOORKA MADAX-BANNAAN

• Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo la dhameystiray kadib muddo dheer oo uu qabyo ahaa.

• Dib-u-eegis iyo casriyeyn lagu sameeyay Xeerka Ciqaabta oo 60 sano kadib la cusboonaysiiyay.

• Hirgelinta nidaam garsoor madax-bannaan oo u adeegaya bulshada.

• Xoojinta madaxbannaanida maxkamadaha, taas oo kordhisay kalsoonida shacabka.

• Casriyeynta nidaamka caddaaladda iyo shuruucda garsoorka dalka.

  SOOMAALI HESHIIS AH

• Hirgelinta doorashooyin ku saleysan qof iyo cod oo heerar kala duwan ah.

• Xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta hay’adaha dowladda.

• Dhameystirka dhismaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.

• Ballaadhinta ka-qaybgalka shacabka ee horumarka, nabadda iyo dowlad-dhiska.

• Hirgelinta barnaamijyo lagu xoojinayo midnimada iyo qaranimada Soomaaliya.

• Diiwaangelinta 57 urur siyaasadeed si loo ballaariyo nidaamka xisbiyada.

• Dadaallo lagu xallinayo khilaafaadka bulshada iyo kuwa deegaanka.

  ISKU FILNAANSHO DHAQAALE

• Soomaaliya oo ku biirtay Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO) iyo Bariga Afrika (EAC).

• Dhammeystirka hannaanka deyn cafinta oo dalka laga cafiyay ku dhowaad 5 bilyan dollar.

• Korodhka dakhliga gudaha oo gaaray in ka badan 85%.

• Casriyeynta nidaamka maaliyadda (SFMIS).

• Hirgelinta nidaamka canshuur ururinta ee ITAS.

• Dhammeystirka shuruucda maalgashiga iyo dhiirrigelinta maalgashiga shisheeye.

• Xoojinta iskaashiga hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah (IMF, Bangiga Adduunka, QM).

HORUMARINTA ARRIMAHA BULSHADA

• Kordhinta adeegyada caafimaadka iyo dib-u-furista isbitaallo muhiim ah.

• Tayeynta waxbarashada iyo kordhinta macallimiinta oo ka badan 6,000.

• Tababbar xirfadeed oo ay ka faa’iideysteen in ka badan 3,000 dhalinyaro ah.

• Dhiirrigelinta haweenka ee hoggaanka iyo dhaqaalaha.

• Taageerada qoysaska nugul iyo adeegyada bulshada.

• Dhismaha 81 iskuul iyo in ka badan 1,000 fasal.

• Koronto gelinta 153 xarumood oo caafimaad iyo 215 xarumood oo waxbarasho.

SOOMAALI DUNIDA KA QAYB QAADANAYSA

• Soomaaliya oo xoojisay kaalimaha ay ku leedahay ururrada caalamiga ah.

• Ka qaybgal firfircoon shirarka iyo goleyaasha caalamiga ah.

• Xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee dalalka saaxiibka la ah.

• Kor u qaadista maalgashiga iyo taageerada caalamiga ah.

• Dib u soo celinta muuqaalka Soomaaliya ee caalamka.

• Saxiixa heshiisyo iskaashi oo muhiim ah, oo ay ku jirto soo saarista shidaalka.



Previous Post

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

NISA oo Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu qabtay Hub sharci-darro ah

July 6, 2026
0

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adda TICA ee Dalka Thailand

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la qaatay hay’adda TICA ee Dalka Thailand

July 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tagay caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee KGS

Madaxweynaha JFS oo tagay caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee KGS

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

July 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In