Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SODMA oo Muqdisho soo gaarsiisy dadkii ku dhaawacmay dagaalka Laascaanood “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SODMA oo Muqdisho soo gaarsiisy dadkii ku dhaawacmay dagaalka Laascaanood “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa markii sadaxaad galabta waxa ay magaalada Muqdisho keentay 20 qof oo kamid ah dadkii dhawacyada ka soo gareen dagaalada ka socda Magaalada Lascanood  ee xarunta gobolka Sool ee u dhaxeeya dadka degaanka iyo ciidamada Soomaaliland.

Dhawacyadaan oo ay ku jiraan dad liita waxaa garoonka Adaan Cadde uga hortagay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee  BFS, Xildhibaanno ka tirsan labada aqal, Agaasimaha guud ee Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka, Agaasimaha waaxda cafimaadka waxaana dhawacyadaan Magaalada garowe ka soo daabulay diyaaradda dhawacyada kaas oo uu la socday  Madaxa xarunta howlgallada Gurmadka Degdegga ee hey’adda mareynta Musiibooyinka

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

 

Gawaarida gurmadka deg deg ah ayaa dhawacyadaan u daabulay xarumaha  cafimaadka magaalada si loogu baxnaaniyo

 

Agaasimaha xarunta howlgallada Gurmadka Degdegga ee hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Cabdullaahi Maxamed Cabdi (Cabdullahi Qaran) Magaalada garoowana ka soo qaaday dhawacyadan ayaa xusay in 20 qof oo qaba dhawacyo kala duwan galabta magaalada Muqdisho la soo gaarsiiyey

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee BFS Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde”. Ayaa u mahadceliyey madaxda ugu sareysa  hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo dhawacayadan isku howlay sidii Muqdisho loo soo gaarsiin lahaa

Waa qeybtii sadaxaad dadka ku dhaawacmay dagaalada laascaanood ee hey’adda Maareynta Musiibooyinka ay magaalada Muqdisho soo garsiiso si loogu baxnaniyo cafimaadkooda madaama ay ku jiraan dadkaan kuwa qaba dhaawcyo culus.

 







Previous Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo shir uga qeybgalay dalka Finland

Next Post

Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Dalka Uganda oo la caleema saaray “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Dalka Uganda oo la caleema saaray “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Dalka Uganda oo la caleema saaray "SAWIRRO"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In