Akristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa dood furan oo ku saabsan canshuuraha Dalka oo aynu u qabanay Wasaaradda...
Wararka ka imaanaya Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose ahna Caasimadda Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa soo sheegaya in Maanta...
Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Gobolka Galguduud gaar ahaan Magaalada Cabdu-waaq C/kariin Bulxan ayaa soo sheegaya in Gobolka Maalmihii iyo...
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool oo ka mida Gobolada hoos...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee amniga...
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, 09:30 illaa 10:30 habeenimo, ayaan idin...
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, waxaan idin kugu soo gudbinnaa...
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, waxaan idin kugu soo gudbinnaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho