Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Xubnaha kale ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboledka Puntland, Axmed Cilmi Cusmaan (Karaash) oo shalay gaaray deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa kulammo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho Shiraka oo ay...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada muqdisho,waxana shir guddoomin doono Ra’iisul Wasaare Xukuumadda...
hawlgalo ciidamada amniga puntland ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacayo ayey kusoo qab qabteen hub noocyo kala duwan isugu jira isla...
Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi...
Maanta oo ah maalinta koowda ee sanadka 2022-ka, waxaa hirgalay isafgarad ay kala saxiixdeen wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Kowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi ay hogaaminaysay ayaa Magalada...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta...
Wasaaraddda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug oo kaashanaysa Hay,adda IRC ayaa tababar socday Muddo 3 Maalin ah Gaalkacyo ugu...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa ka qayb galay shir heer Wasiir...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho