Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cayaartooyada Benaadir iyo Puntland oo bar bar dhac wada galay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Cayaartooyada Benaadir iyo Puntland oo bar bar dhac wada galay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ka tirsan tartanka kubada cagta ee dowlad goboleedyada iyo maamulada Hiiraan, Shabeelaha Dhexe iyo Benaadir, kana socda garoonka kubadda cagta ee Benaadir ayaa waxaa galabta cayaar aad u xiiso badan ku dhexmartay cayaartooy kala mataleysay Dowlad goboleedka Puntland iyo  Maamulka Gobolka Banaadir.

Cayaarta waxaa ka qeyb galay daawashadeena Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya, xubno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir, mas’uuliyiin iyo dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaasi oo wajiyadooda ay ka muuqatay farxad iyo sida ay uga soo qeyb galeen kulanka dhexd maray cayaartooyda ku cayaareysay magaca Puntland iyo kuwa Maamulka Gobolka banaaadir.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Cayaarta oo ahayd mid labada koox ay ku soo bandhigeen cayaar aad u sareyso ayaa guud ahaan waxa ay ku soo idlaatay 2-2 bar bar dhac.

Qaar ka mid ah cayaartooyda oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin sida ay cayaarta ku soo idlaatay iyo cayaar wanaaga ay labada dhinac muujiyeen.

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa sheegay in ujeedka tartanka loo qabtay ay tahay xoojinta iyo isdhexgalka bulshada, isagoo ciidanka amniga uga mahadceliyay sugidda nabadgelyada cayaarta.

IMG_5889

IMG_5892

IMG_5878IMG_9468 IMG_9472 IMG_9473 IMG_9474 IMG_9476 IMG_9478 IMG_9480 IMG_9482 IMG_9483 IMG_9485 IMG_9486 IMG_9489 IMG_9490 IMG_9491 IMG_9492 IMG_9502 IMG_9503 IMG_9504 IMG_9530 IMG_9531 IMG_9532 IMG_9534 IMG_9545 IMG_9548 IMG_9550 IMG_9553

Previous Post

DAAWO SAWIRADA : Bilicda iyo Dib u Dhiska Magaalada Baydhobo

Next Post

Taliye Cusub ee Ciidanka NISA Gobolka Shabeellaha dhexe oo xilka la wareegay.

Next Post
Taliye Cusub ee Ciidanka NISA Gobolka Shabeellaha dhexe oo xilka la wareegay.

Taliye Cusub ee Ciidanka NISA Gobolka Shabeellaha dhexe oo xilka la wareegay.

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In