Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye Cusub ee Ciidanka NISA Gobolka Shabeellaha dhexe oo xilka la wareegay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliye Cusub ee Ciidanka NISA Gobolka Shabeellaha dhexe oo xilka la wareegay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Sirdoonka iyo nabadsugida Qaranka ee gobolka Shabeellaha dhexe Dhame Cabdulqaadir Cabdullaahi Xaayoow ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka taliye nimo kadib munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar oo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiil sarsare oo ka tirsan Hayโ€™adda nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo saraakiisha ciidamada kale ee gobolka ka howlgala .

Dhame Xaayoow ayaa xilkan si rasmi ah waxaa loogu soo magacaabay kadib markii Magaalada Jowhar lagu dilay bishii la soo dhaafay ee June 21 Taliyihii ka horeeyay Alaha u naxariistee Cabdiwali Ibraahim Junbur .

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Taliye cusub ee ciidanka NISA ee Gobolka Shabeeaha dhexe ayaa xilal ka duwan ka soo qabtay gobolka Banaadir.

Dadka yaqaana Taliye Xaayoow waxa ay sheegeen inuu yahay sargaal Howlkar ah kana mid ah saraakiisha Hayโ€™adda nabadsugida iyo sirdoonka ee Maleeshiyada Alshabaab dagaalka xooggan ee amni xaqiijinta ah kula galay gobolka Banaadir kana islaaxiyay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadihii ay ka fulin jireen weerarada gaadmada ah, waxaana loo arkaa inuu yahay shaqsigii ugu haboonaa ee loo magacaabi lahaa xilkan Taliyaha NISA ee Shabeelaha Dhexe.

Taliyaha Cusub ee NISA ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa durba waxa isaga iyo ciidankiisu ay bilaabeen Howlgalo amni xaqiijin ah .

Taliye Cabdulqaadir Xaayoow ayaa Bulshada waxaa uu ka codsaday inay kala shaqeeyaan hay;adaha amaanka sidii loo xaqiijin lahaa Nabada loogana hortagi lahaa kooxaha isku dayaya carqaladeynta amaanka.

โ€˜โ€™ waxaan la wareegay xilka taliyaha NISA ee Gobolka Sh/dhexe muhiimada waa inaan ka wada shaqeynaa amniga, amniga sidiisa waxa leh bulshada waxaan shacabka gobolka Shabeelaha dhexe ugu baaqaya inay kala shaqeeyaan Nabad iyo xasiloonida gobolka ciidanka amniga qaranka sidii hore ay ula shaqeeyeen si ka wacan, waxaan u taagan nahay inaan bulshadda amaankeeda aan ilaalino insha allah waana ku guuleysanaynaaโ€™โ€™

Taliye xaayoow ayaa tilmaamay inuu sidookale si wacan ula shaqeyn doono maamulka iyo Ciidamada kale ee qalabka sida ee gobolka Shabeelaha dhexe,si wadajir ahna looga shaqeyn doono Nabada iyo ka hortagta Caddowga.

Previous Post

Cayaartooyada Benaadir iyo Puntland oo bar bar dhac wada galay โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga Jamhuuriga

Next Post
Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga Jamhuuriga

Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga Jamhuuriga

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In