Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartooyda Degmada Xamar Jajab oo galabta ka adkaaday dhigooda Kaaraan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartooyda Degmada Xamar Jajab oo galabta ka adkaaday dhigooda Kaaraan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cayaartooyda Degmada  Xamar jajab ayaa 1-0  uga badisay dhigooda Kaaraan oo ay kuwada jiraan group A.  tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020.

Maamulada Degmooyinka Kaaraan iyo Xamar Jajab ayaa ku ku sugnaa garoonka cayaaraha ee Eng, Yariisow, iyadoo galab kasta ay u soo daawasho tegaan tartanka kubadda cagta degmooyinka dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Cabdinaasir Maxamuud Cabdi oo No-10 u qaata Xamar  Jajab ayaa goolka oo laad xor ah ahaa u dhaliyay daqiiqadi 51aad ee ciyaarta, taasi oo ay si weyn ugu sacab tumeen taageerayaasha degmada Xamar Jajab.

Cayaartooyda Degmada Kaaraan ayaa fursado ay ku soo barbareyn kartay iska qasaarisay qeybta labaad ee ciyaarta, iyagoo  ku ciyaaray 10 ciyaaryahan kaddib  markii uu  karaka Gaduudan (red card)  loo taagay laacibka No-4aad  Cabdifitaax  Cabdullaahi Jaamac ee xidigaha Degmada Kaaraan,

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In