Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartooyda Degmooyinka Wadajir iyo Deyniile oo si wada jir ah u wada badiyay tartanka kubbadda Gacanta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartooyda Degmooyinka Wadajir iyo Deyniile oo si wada jir ah u wada badiyay tartanka kubbadda Gacanta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021 ayaa si hansami leh uga socdo garoonka Wiish Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.

Cayaarta oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa galabta waxaa wada cayaaray 4 koox oo ku wada jira Group D, waxaana cayaartooyda Degmada Wdajir ay 19-14 uga badiyeen dhigooda Degmada Yaaqshiid.

Related posts

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026

Laacibka Ciyaarta ayaa waxaa lo aqoonsaday ciyaaryahanka No-5 ee degmada Wadajir Maxamed Cali Maxamed.

Dhanka kale Cayaartooyda Degmada Deyniile ayaa 19-16 uga adkaatay Cayaartooyda deegaanka Daarusalaam

Laacibka Ciyaarta ayaa waxaa loo aqoonsaday ciyaaryahanka Axmed Mukhtaar Maxamed oo No-6 u qaata degmada Deyniile.

Previous Post

Xubno ka tirsan GHDHF oo kormeeray xarumaha lagu qaban doono doorashada ee Beladweyne “SAWIRRO”

Next Post

Kulan looga hadlayay dardargalinta shaqada Wasaaradda Gaadiidka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay dardargalinta shaqada Wasaaradda Gaadiidka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay dardargalinta shaqada Wasaaradda Gaadiidka oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In