Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartooyda Kubadda Kolleyga ee matalaya Muqdisho oo ku wajahan dalka Tanzania

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartooyda Kubadda Kolleyga ee matalaya Muqdisho oo ku wajahan dalka Tanzania
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cayaartooyda  Kubadda Kollayga ee matalaya magaalada Muqdisho  ayaa maanta lagu wadaa in ay u amba baxaan caasimada Daara-salaam ee Wadanka Tanzania, halkaasi oo ay uga qeybgalayaan tartan kubadda Kolleyga ah oo loo qabanayo magaalooyinka Bariga iyo Bartamaha Afrika.

Tarankaani oo sanadkiiba mar loo qabto  magaladooyinka  Wadamada   Bariga  iyo Bartamaha Afrika ayaa Soomaaliya waxaa sanadkan uga qeyb galaya cayaartooy ka kala socota magaalooyinka Qardho iyo Muqdisho.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Xasan Aadan Xaaji  Yabarow Wiish  Gudoomiyaha  Isboortiga ee gobolka Banaadir oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in cayaartooyda ay muddo labo bil ah tababar ku qaadanayeen gudaha magaalada Muqdisho, waxaana uu rajo wanaagsan ka muujiyay inay guulo soo hooy karaan sanadkan.

“Muddo ka badan labo bil ayaan tababar ku jirnay, runtii cayaartooyda waxaan is dhihi karnaa markan meel fiican ayaad gaarsiiseen, doorkooda unbaa ka sugeynaa inay ka soo dhalaalaan, oo ay kor u qaadaan magaca Caasimadda oo ay ku cayaarayaan” ayuu yiri Guddoomiye Xasan.

Guddoomiyuhu waxa uu shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay garab istagaan bahda  Isboortiga  maadama  uu qayb weyn ka qaadan  karo  Nabadda.

“Shacabka waxaan ka codsanayaa inay sagootin iyo soo dhaweyn u sameeyaan cayaartooyda ka socota caasimadda ee ka qeyb galaysa tartanka magaalooyinka bariga iyo bartamaha Qaaradda Afrika, Isboortiga waxa uu qeyb ka cayaaraa isdhexgalka bulshada iyo horumarka dalka” ayuu yiri Xasan Aadan X.Yabarow.

 

 

Previous Post

Xildhibaanno iyo siyaasiyiin booqday xabsiga dhexe ee Beladweyne

Next Post

Dr Xabeeb oo tababar caafimaad degmada Caabudwaaq uga furaya howlwadeenno caafimaad

Next Post
Tacadiyada haweenka loo geysto oo looga hadlay kulan lagu qabtay Caabudwaaq

Dr Xabeeb oo tababar caafimaad degmada Caabudwaaq uga furaya howlwadeenno caafimaad

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In