Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Charlie Austin iyo Manuel Pellegrini oo loo magacaabay Xiddiga Iyo Tababarihii Ugu Fiicnaa Bisha December Horyaalka Premier League-ga.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Charlie Austin iyo Manuel Pellegrini oo loo magacaabay Xiddiga Iyo Tababarihii Ugu Fiicnaa Bisha December Horyaalka Premier League-ga.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shan gool uu dhaliyay shan kulan bishii December waxa ay u aheyd bil fiican weeraryahanka kooxda Queens Park Rangers Charlie Austin,isagoo ka caawiyay kooxdiisa labo guul iyo barbaro,iyagoo u dagaalamaya inay sanadka soo socda baaqi ku sii ahaadaan horyaalka Premier League-ga.

Ciyaaryahan Austin oo 25 jirkaan weerarkana ka ciyaara ayaa la gudoonsiiyay abaalmarinta bilaha ee Barclays Premier League.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Weeraryahanka kooxda Queens Park Rangers Charlie Austin ayaa yiri: “Waan ku faraxsanahay in la ii magacaabo xiddigii ugu fiican bishii December horyaalka Premier League-ga, Waan u mahadcelinayaa cid walba oo ii codeysay, Ma aanan helin laheyn abaa-lmarintan asxaabteyda kooxda la’aantooda.”
Austin

Char

Charl

QPR striker Charlie Austin collects his Barclays Premier League Player of the Month Award for December

Geesta kale tababaraha kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa isna loo magacaabay tababaraha bishii December ugu fiicnaa horyaalka ingiriiska ee Premier Leagug-ga, isagoo kooxdiisa ku hogaamiyay shan guul oo xiriir ah oo horyaalka ah,guulahaas oo ka soo bilaawday kulankii ay 4-1 kaga badiyeen kooxda Sunderland.
Pr Shoot - Barclays PR Shoot 14/01/2015 - Manchester City Training Ground - 14/1/15 Manchester City manager Manuel Pellegrini receives the Barclays manager of the month award for December Mandatory Credit: Action Images / Jason Cairnduff Livepic EDITORIAL USE ONLY.

Guulihii ay ka gaareen kooxaha Everton, Leicester City, Crystal Palace iyo West Bromwich Albion ayaa sii raacay.

Kooxda Burnley ayaa ka diiday inay helaan seddexda dhibcood kulankoodii ugu danbeyay sanadkii 2014,waxana ay ku kala baxeen barbardhac 2-2 ah.

Macalin Pellegrini ayaa bishii December helay 16-dhibcood,halkii laga rabay 18-dhibcood.

Macalin Pellegrini ayaa waxaa abaal-marintan kula tartamayay tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.

Previous Post

Ciyaaryahan Andrej Kramaric oo Ku Biiray Kooxda Leicester City “Sawirro”

Next Post

Baarlamaanka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho

Next Post
DAAWO-Baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku meel mariyey sameynta guddi Baarlamaanni ah oo la dagaalamma Musuq Maasuqa

Baarlamaanka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In