Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Chelsea oo xiddig weyn ku raad joogto

admin by admin
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Chelsea oo xiddig weyn ku raad joogto
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Ingiriiska ee Chelsea ayaa muujisay xiisaha ay u qabto inay lasoo saxiixato weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski.

Wakiilka 29-sanno jirkan Pini Zahavi, ayaa arbacadii waxa uu sheegay laacibka inuu ka tagayo garoonka Allinaz Arena ee oo ay ku dheesho kooxdiisa Bayern Munich.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Naadiga reer London ayaa la rumeysan yahay inay u baahan tahay dhowr xiddig oo uu ku jiro Roberto Lewandowski, iyadoo ku dhammeysatay xagaagan booska shannaad kala sarreynta horyaalka waddanka Ingiriiska.

Wargeyska The Mirror, ayaa oggaaday Chelsea inay baadi-goob ugu jirto saxiixa Lewandowski.

Bayern Munich oo leh milkiyadda laacibka ayaa ku qiimeysa ninka Polish lacag dhan 80 milyan oo pound, kooxaha lala xiriirinay waxaa ka mid ah Real Madrid iyo PSG.

Lewandowski, ayaa 195 kullan waxa uu kasoo muuqday Bavarian-ka, waxanna uu dhalliyay 151 gool, isagoo caawiyay 35 gool.

Previous Post

Frank Lampard oo noqday tababare koox ka dhisan Ingiriiska

Next Post

Real Madrid oo baacsaneyso ciyaaryahan kale oo Tottenham ka tirsan

Next Post
Real Madrid oo baacsaneyso ciyaaryahan kale oo Tottenham ka tirsan

Real Madrid oo baacsaneyso ciyaaryahan kale oo Tottenham ka tirsan

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In