Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Afgaanistan oo ku dhawaad  30 xubnood oo Daalibaan ka tirsan ku dilay weerar Cirka ah

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Afgaanistan oo ku dhawaad  30 xubnood oo Daalibaan ka tirsan ku dilay weerar Cirka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Gaashaandhigga Afgaanistan ayaa ku dhawaaqday dilka 26 Maleesha Daalibaan ah, oo ay ku jiraan 3 hoggaamiye, intii lagu jiray hawlgallada milateri oo ka dhacay aagag kala duwan oo ka tirsan gobolka Faryaab ee waqooyiga Afgaanistan.

Wasiirka Difaaca Jarmalka Annegret Kramp aydhankeeda sheegtay in askartooda la geeyay Afgaanistaan ​​ay wajahayaan khatar amni oo aad u weyn ka dib dagaalo isdaba jog ay kala kulmeen kooxaha mintidiinta ah ee halkaasi ka dagaalamo laga soo bilaabo bartamahii bishii Janaayo ee sanadkan.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Wariye ka tirsan TV-ga Al-Jazeera oo Kabuul ku sugan oo soo xiganaaya afhayeenka wasaaradda Gaashaandhiga Afgaanistan ayaa sheegay in weerar Cirka ah oo habeenki xalay ay qaadeen ciidamada dowladda  lagu burburiyay gooba ay ku sugnayeen maleeshiya ka tirsan kooxda Daaliban, wariyaha ayaa wuxuu intaas kudaray in Daaliban aysan wali kahadlin waxii dhacay.

Previous Post

Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga Ciraaq oo ka badbaaday isku day dil

Next Post

Booliiska gobolka Bari oo soo qabtay Gaari Tagsi ah oo ay dhaceen koox hubaysan.

Next Post
Booliiska gobolka Bari oo soo qabtay Gaari Tagsi ah oo ay dhaceen koox hubaysan.

Booliiska gobolka Bari oo soo qabtay Gaari Tagsi ah oo ay dhaceen koox hubaysan.

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In