Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amaanka oo Howlgalo Dad lagu qabtay ka sameeyay Degmada yaaqshiid.DAAWO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed oo ay wehliyaaan Ciidanka Booliska AMISOM ayaa Maanta waxaa ay Howlgalo Dad lagu soo qab qabtay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir iyo Taliska Yaaqshiidna uu ka warbixiyay Howlgaladaas.

Ciidamada is garabsanaya ayaa waxaa Xaafadaha ay Howlgalada ka sameeyeen ka mid ah Xaafada Towfiiq Ee Degmada Yaaqshiid Halkaas oo Ciidanku ay baarayaeen Xaafadaha Gaadiidka Dasdweynaha iyo shacabka Wadooyinka Maraya waxaana la qabtay dad lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsanyihiin Kooxaha Nabaddiidka ah.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Ciidamada ayaa intii ay Howlgalkaas wadeen waxaa ay qabteen dad badan in kastoo Markii dambe ay Badankooda sii daayeen waxaana Gacanta Ciidanka ku jira 7 Ruux oo baaritaan u dhiman yahay sida ay saraakiisha Howlgalka waday u sheegeen Warbaahinta qaranka Soomaaliyeed.

Gaashaanle Dhexe Maxamed Yuusuf Nuur Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Yaaqshiid oo Saxaafada kula hadlay Isgooska Miisaanka Dhuxusha ayaa waxaa uu sheegay in Howlgalkani uu qayb ka yahay Howlgalo is daba joog ah oo Dhawaanahaanba ay wadeen Ciidamada amaanka Soomaaliyeed uuna sii socon doono waxaana bar bar socday Howlgalkaas Layrarka Cadceeda ku shaqeeya oo Wadada Warshadaha la galinayay.

Previous Post

“DAAWO”Mudanayaasha Baarlamaanka oo ka dooday Caqabadaha haysta Xawaaladaha Soomaaliyeed Ee Mareykanka

Next Post

DAAWO-Maxkamada Ciidanka qalabka sida oo Xukuno ku riday rag ka tirsanaa kooxda Al shabaab

Next Post
Maxkamad Ciidanka oo maanta siday xukuno kala duwan

DAAWO-Maxkamada Ciidanka qalabka sida oo Xukuno ku riday rag ka tirsanaa kooxda Al shabaab

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In