Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka ee Jubbaland oo fashiliyay miino argagixisadu dooneysay inay ku dhibaateeyaan bulshada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka ee Jubbaland oo fashiliyay miino argagixisadu dooneysay inay ku dhibaateeyaan bulshada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay miino ay doonayeen maleeshiyada argagixisadda Al-Shabaab in ay ku dhibaateyaan dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Kismaayo, gaar ahaan xaafadda Farjanno Waaxda Kuuba, halkaasi oo ay ciidanka ka soo qabteen miinadan.

Ciidanka oo kaashanaya shacabka magaalada Kismaayo ayaa ku guuleystay in ay ka hor tagaan dhagarta Cadawga oo doonaya inay dhibaateeyaan shacabka.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

12ka bishii May isla sanadkan ayay ciidanka fashiliyeen Miino ay argagixisada ku xireen gaari uu lahaa mid ka mid ah muwaadiniinta ku nool Kismaayo.

Ma jirto cid loo soo qabtay falka miinada lagu fashiliyay, waxaana ay ciidamada wadaan howlgallo lagu xoojinayo Nabadgelyada.

Previous Post

Madaxweynaha Dalka Ciraaq oo warqadaha Aqoonsiga danjirenimo ka Guddoomay Danjiraha cusub Soomaaliya ee Baqdaad “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Wasiirka Howlaha Guud Soomaaliya oo si wadajir ah u daah furay mashaariic muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Wasiirka Howlaha Guud Soomaaliya oo si wadajir ah u daah furay mashaariic muhiim ah “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Wasiirka Howlaha Guud Soomaaliya oo si wadajir ah u daah furay mashaariic muhiim ah "SAWIRRO"

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In