Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ammaanka Hirshabeelle oo howlgallo ka wado Jowhar

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ciidamada ammaanka Hirshabeelle oo howlgallo ka wado Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Ciidamada ammaanka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa ka hadlay howlgalada lagu xaqiijinayo amniga ee ka socda magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana ay sheegeen in howlgaladani ay yihiin kuwo lagu beegsanayo dadka falalka ammaan-darro ka wada magaalada iyo kuwa maan-dooriyaha isticmaala ama ka ganacsada.

Taliyaha Ciidammada Booliska magaalada Jowhar Gaashaanle dhexe Bashiir Xasan Xalfooy, ayaa sheegay in dadka ay fahmeen khatarta ka dhalan karta isticmaalka maandooriyaha, islamarkaana ciidamada amniga ay ku garab taagan yihiin sidii loola dagaalami lahaa kooxahaas.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Wuxuu taliyahu sheegay in ay ciidammadu baari doonaan goob iyo guri walba oo ku yaalla magaalada, si loo xaqiijiyo amniga, waxayna ciidamada Booliska magaalada Jowhar goob fagaaro ah ku gubeen mukhaadaraad gaaraya 382-kiilo oo ay ku qabteen howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada.

Previous Post

Dibad baxyo ka socdo Suudaan iyo Isgaarsiinta oo xayiran

Next Post

Duullimaadyadii ugu badnaa Caalamka oo loo joojiyay Corona awgii

Next Post
Duullimaadyadii ugu badnaa Caalamka oo loo joojiyay Corona awgii

Duullimaadyadii ugu badnaa Caalamka oo loo joojiyay Corona awgii

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In