Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo toogasho ku dilay Nin Nabadoon ah(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo toogasho ku dilay Nin Nabadoon ah(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka degmada Wadajir ayaa gacanta ku dhigay iyaga iyo hubkoodaba laba nin oo toogasho ku dilay xaafadda Xaawo Taako ee degmadaasi Nabadoon lagu magacaabi jiray Nd. Hilowle Xaafow, xilli uu ka soo baxayey Masaajid ku yaalla xaafadaasi, sida ay warbaahinta Qaranka u sheegeen dadka deegaanka.

Ciidamada degmada oo kaashanaya Shacabka ayay u suurtagashay in ay
maleeshiyadaasi dhaawacaan, isla markaasna gacanta ku dhigaan sida uu
warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey guddoomiyaha degmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa gaaray guddoomiyaha gobolka
Banaadir iyo Taliyayaasha hay’adaha ammaanka ee gobolka iyadoo
Maleeshiyada iyo hubkoodaba ay la wareegeen Ciidammada Ammaanka.

Tallaabada ay qaadeen ciidammada degmada Wadajir oo kaashanaya
Shacabka ayaa si weyn loo soo dhoweeyey, waxaana la sii dhiirigeliyey
in la sii xoojiyey iskaashiga noocaan oo kale ah ee looga hortagayo
dhagaraha  ay maleegayaan Maleeshiyaadka Argaggixisada ah.

sonna1sonna3sonna4sonna5sonna6

Previous Post

Taliyaha Laanta Socodaalka oo tagay Magaalada Cadaado.

Next Post

Dowladda Japan oo qorsheynaysa in ay yareyso hawlgalka ay ka waddaan gacanka Cadmeed

Next Post
Dowladda Japan oo qorsheynaysa in ay yareyso hawlgalka ay ka waddaan gacanka Cadmeed

Dowladda Japan oo qorsheynaysa in ay yareyso hawlgalka ay ka waddaan gacanka Cadmeed

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In