Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada ammaanka oo ka hortagay Gaari siday walxaha qarxa

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Khudbadihii madaxda ee xafladda caleemasaarka madaxweynaha Galmudug oo socota
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Ciidamada ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor tagay Gaari Miineysan oo ay dhagar qabayaasha Al-Shabaab doonayeen inay ku waxyeelleeyaan Shacabka ku dhaqan Magalada Muqdisho.

Gaarigan oo ahaa nooca raaxada ayaa ku socday waddo qarda-jeex ah oo u dhexeysa degaanka Siinka dheer ee Gobolka Shabeellada hoose iyo Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Sarkaal ka tirsan hay’adaha ammaanka ayaa SONNA u sheegay in Gaarigani ay ku raad-joogeen Ciidanka ka how-gala Siinka-dheer, taasoo suurto gelisay inay Gacanta ku dhigaan laamaha ammaanka.

Sarkaalkan ayaa intaa ku daray inuu qaraxu dhacay xilli ay Ciidanka ammaanka ay ku gudo jireen baarista Gaarigan laga soo buuxiyay walxaha qarxa, iyadoo halkaasi uu ku dhintay dhagar qabihii waday Gaarigaasi.

Ciidamada ammaanka ee ka howl-gala duleedyada Magaalada Muqdisho oo had iyo jeer u taaga difaaca Shacabka Soomaaliyeed ayaa sidan oo kale waxay marar badan ka hor tageen weerarro iyo qaraxyo ay soo maleegeen kooxaha argagixisada Al-shabaab.

Previous Post

Dhagar Qabayaal ka tirsan Al-Shabaab oo Xukun lagu riday+(Sawirro)

Next Post

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono 31-Maarso

Next Post
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono 31-Maarso

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono 31-Maarso

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In