Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka Oo Ku Guuleystay Inay Soo Afjaraan Howlgal Ay Ka Sameeyeen Hotel Elite

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka Oo Ku Guuleystay Inay Soo Afjaraan Howlgal Ay Ka Sameeyeen Hotel Elite
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Amniga ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan howgal ay ka sameeyeen Hotel Elite, waxay soo badbaadiyeen dadkii ku go’doomay Hotelka, Baaritaano ayay sameynayaan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026

205 oo qof isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno iyo dad rayid ah ayay ciidamada ka soo badbaadiyeen hotelka, waxaa kaloo ku jiray dadka la soo badbaadiyay milkiilaha Hotel Elite ee magaalada Muqdisho

Ciidamada Booliska ee sida gaarka ah u tababaran ee Haramacad oo uu hagaaminayay Taliye Farxaan Qaroole ayaa gaaray Hotelka weerarka Xagjirka  Al-Shabaab kadib, waxayna bilaabeen badbaadinta dadkii ku go’doomay gudaha Hotel-ka.

Taliye Farxaan wuxuu sheegay in howlgalka ay bilaabeen kadib markii dadka laga soo saaray ayna toogteen dhammaan kooxdii argagixisada ee gudaha ka dagaalamayay.

Taliyaha wuxuu intaa ku daray in maleeshiyada weerarka fuleysay ay ahaayeen 4 nin oo mid walba ku hubeysnaa qoriga AK47.

Afarta naftood haliga ah ayaa ka dagay gaari 3RZ oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa,  kaasoo oo ay dhigeen banaanka Hotelka, markuu qarxay kadibna ay gudaha u galeen Hotelka.

Faahfaahinta Qasaaraha Dhimasho iyo dhaawac ee weerarkaasi ka dhashay waan idinla soo wadageynaa.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo “Ujeedka Ugu Weyn Ee Argagixisadu Waa In Ay Niyad Jabiyaan Shacabka Soomaaliyeed Ee Ka Soo Kabanaya Duruufaha Adag”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In