Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xudur deegaano hoos yimaado oo Al-shabaab laga saaray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo raashin gaarsiiyay Buulo-barde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa ay kula wareegeen deegaanno dhowr ah oo ay Shabaabku ku dhuumaaleysanayeen.

Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada ay la wareegeen tuulooyin hor leh oo hoos yimaada degmada, isagoo intaa ku daray in maleeshiyaadkii Shabaab way isaga carareen ka hor inta aysan ciidamadu gaarin tuulooyinka ay saaka la wareegeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Howlgalladu way socdaan, waxaana ay ciidamada ku suganyihiin Tuulada abaq-beedeey iyo tuulooyin kale oo degmada hoos yimaada, tuulooyinkan waxa ay ka midyihiin goobihii ay Shabaabku dadka ku dhibaateyn jireen, haatana ciidanka ammaanka ayaa ku sugan oo sameynaya howlgallo amni xaqiijin ah” ayuu yiri Guddoomiyaha degmada Xudur.

Sidoo kale Guddoomiyaha degmada Xudur ayaa sheegay inay sii wadayaan howlgallada lagu baacsanayo haraadiga Al-Shabaab, si guud ahaan gobolka looga cirib tiro.

 

Previous Post

Barlamaanka oo maanta ka doodaya sharciga xuduudaha

Next Post

Wasaqda lagu shubo Xeebaha dalka oo laga digay

Next Post
Wasaqda lagu shubo Xeebaha dalka oo laga digay

Wasaqda lagu shubo Xeebaha dalka oo laga digay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In