Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka Puntland oo Maandooriyayaal ku burburiyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka Puntland oo Maandooriyayaal ku burburiyay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka  Puntland ayaa maanta goob fagaare ah ku burburiyay Qamri iyo Maandooriyayaal kale, kuwaa oo lagu soo qabtay howlgallada la dagaallanka ka ganacsiga Maandooriyaha ee ka socanaya Gobalka Mudug.

Ku dhawaad labo boqol oo dhalo oo Qamri ah iyo Maandooriyayaal kale ayaa maanta Ciidamada amniga Puntand burburiyeen, waxaana madasha goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin iyo Saraakiil ka tirsan kuwa Gobalka Mudug ee Puntland.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026

Taliye ku-xigeenka qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jaamac (Koomaad) ayaa ugu horeyn ka warbixiyay howlgalka lagu soo qabtay maandooriyayaasha iyo gaarigii ay saarnaayeen oo ay la wareegeen Dowlad Gobaleedka Puntland

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland  Faysal Sheekh Cali ayaa digniin u diray cid kasta oo ku howlan ka ganacsiga iyo isticmaalka Maandooriyaha

Xeer ilaaliyaha Gobolka Mudug ee Puntland  Cabdifitaax Cismaan Aadan ayaa isna sheegay in la joogteynayo howlgallada ka dhanka ah Maandooriyaha.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Caasimadda dalka “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Mareykanka uga mahadceliyay taageerada ay siiso dowladdeenna “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Mareykanka uga mahadceliyay taageerada ay siiso dowladdeenna “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Mareykanka uga mahadceliyay taageerada ay siiso dowladdeenna "SAWIRRO"

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In