Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amniga Dowlad Goboleedka Puntland oo Howlgalo ka sameeyey Magaalada Boosaaso.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amniga Dowlad Goboleedka Puntland oo Howlgalo ka sameeyey Magaalada Boosaaso.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Amniga Maamulka Puntland ayaa xalay Howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayaa Ciidamada sigaar ah uga fuliyay guryo ku yaalla Boosaaso, waxaana inta uu socday howlgalka lagu soo qabtay dad badan u dhalinyao, kuwaasi oo loo maleynayo inay xirrir la leeyihiin Kooxo ay ku sheegeen inay Cadow yihiin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka amniga maamulka Puntland ee (PSF) ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka uu ahaa mid looga hor tagayay falka amni darro ee xiliyada qaar ka dhaca xarumaha dowladda, Saldhigyada Ciidamada iyo goobaha ay bulshadu ku kulanto sida Masaajida iyo Suuqyada Magaalada Boosaaso.

“Ciidanka PSF oo kaashanaya shacabka Magaalada Bosaso waxay ku soo qabteen hawlgalladan socda xubno lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxaha cadowga ah, kuwaas oo baaritaano ku socdaan” ayaa lagu yiri qoraalka Taliska Ciidanka (PSF).

Ugu dambeyntii Saraakiisha Ciidanka (PSF) ayaa u mahadceliyay Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Boosaaso, iyagoona ka dalbaday inay la shaqeeyaan laamaha amniga si looga hortego falalka amni darro ee xiliyada qaar ka dhaca Boosaaso.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Canada oo shaaciyey in la joojiyey safarada caalamiga ah ee dalkiisa.

Next Post

Wasaaradda Hawlaha guud oo ka qeyb gashay wareegii 13aad ee Ololaha Isxilqaan.

Next Post
Wasaaradda Hawlaha guud oo ka qeyb gashay wareegii 13aad ee Ololaha Isxilqaan.

Wasaaradda Hawlaha guud oo ka qeyb gashay wareegii 13aad ee Ololaha Isxilqaan.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In