Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amniga Gobolka Mudug oo ku guuleystay inay soo celiyaan Xoolo la dhacay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amniga Gobolka Mudug oo ku guuleystay inay soo celiyaan Xoolo la dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleeystay in ay gacanta kusoo dhigaan maleeshiyaad hubeysan oo dhac xoolaad ka geystay deegaannada u dhaxeeya Godod iyo Gacna Fale oo qiyaas ahaan ku dhawaad 45 km.dhanka waqooyi kaga beegan Magaalada Gaalkacyo.

Maleeshiyaadka hubeysan ayaa soo dhacay ku dhawaad shan iyo toban neef oo geel ah, isla markaana ay lahaayeen qoysas xoola dhaqataa kuwaa oo ula soo baxsaday xoolaha ay soo dhaceen deegaanno dhanka koofur bari kaga beegan halka ay xoolaha kasoo dhaceen

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Taliye ku xigeenka Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedyada Puntland iyo Galmudug Dhamme Cabdifitaax Cali Dabaadi oo la soo xariiray xafiiska Warbaahinta Qaranka ee Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in howlgal saacado qaatay kadib ay ku guuleeysteen inΒ  ay dib uga soo celiyeen xoolihii raggii dhacayna ay gacanta kusoo dhigeen

Taliye xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in Maleeshiyada Xoolaha dhacay ay isku day dagaal kala hor yimaadeen Ciidanka balse iska hor imaad kooban oo aan dhalin wax khasaare ah kadib ay gacanta ciidanka soo galeen maleeshiyaadkii xoolihiina ay si nabad ah kusoo celiyeen

Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedyada Puntland iyo Galmudug oo ah Ciidan markii horaba loo aas aasay sugidda Amniga iyo ilaalinta Nabadda iyo dib u heshiisiinta ay kala saxiixdeen Dowlad Gobaleedyada Puntland iyo Galmudug 26/12/2016 ayaa kaalin muhiim ka qaatay sii jiritaanka Nabadda iyo dib u heshiisiinta waxaana Ciidamadu har iyo habeen howlgallo aan kala joogsi laheyn ka wadaan Magaalada Gaalkacyo iyo Guud ahaan deegaannada xadka u ah dowlad gobaleedyada Puntland iyo Galmudug

Previous Post

Ururrada Bulshada Rayidka oo loo qabtay tababar ku saabsan ka hortagga fikirka xagjirka

Next Post

Duqa Muqdisho oo qaabilay muwaadin Farxiyo oo dooneysay la kulanka Madaxda Dalka

Next Post
Duqa Muqdisho oo qaabilay muwaadin Farxiyo oo dooneysay la kulanka Madaxda Dalka

Duqa Muqdisho oo qaabilay muwaadin Farxiyo oo dooneysay la kulanka Madaxda Dalka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In