Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amniga oo gacan ku dhigay eedeysane fal dil ah ka geystay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amniga oo gacan ku dhigay eedeysane fal dil ah ka geystay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxamed Sahal Diiriye oo ku eedeeysan dilka Marxuum Cali Dhoore Qoorweyne oo lagu dilay 9-kii bishaan deegaanka laama ballaaar ee duleedka Koofureed ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ciidanka booliiska Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Gobalka Mudug u suurta gashay in shalay galinkii danbe ay gacanta kusoo dhigaan kaddib howlgallo lagu baadi goobayay oo ay ciidamadu wadeen tan iyo wixiii ka dambeeyay markii la dilay Allaha u naxariistee Marxuum Cali Dhoore Qoorweyne

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Taliye ku-xigeenka qeybta booliiska Gobalka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Dhaxe Maxamuud Cilmi Gulaafe ayaa Warbaahinta Qaranka uga warbixiyay maanta howlgalka lagu soo qabtay eedeeysane Maxamed Sahal Diiriye, waxaana uu sheegay in tan iyo wixii ka dambeeyay markii la dilay Marxuum Cali ay ciidamada booliiska Galmudug wadeen baadi goob ku aadan sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa cidii ka danbeysay falkaasi dilka ah, kadibna shalay galinkii dambe ay u suurta gashay in ay gacanta kusoo dhigaan eedeeysane Maxamed Sahal Diiriye dhawaana Maxkamad lasoo taagi doono.

Gaashaanle dhaxe Maxamuud Cilmi Gulaafe ayaa shegay in xaaladda Amniga GOBALKA mudug xiligaan ay tahay mid hagaagsan, waxaana uu tilmaamay in ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gaalkacyo ay kaalin fiican ka qaateen howlaha sugidda Amniga Gobalka Mudug ayna uga mahad celinayaan doorka lama iloobaanka ah ee ay ka qaateen xasiloonida iyo deganaanshiyaha amni ee ka muuqda magaalada Gaalkacyo ee guud ahaan Gobalka Mudug

 Waxaa Diyaariyay Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (Galkacyo)

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed Oo laga Hirgelinayo Hir-shabeelle “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaannada Aqalka Sare oo ku baaqay in la xoojiyo Amniga Baydhabo

Next Post
Kulan looga hadlayay horumarinta Baydhabo oo lagu qabtay isla magaaladaasi

Xildhibaannada Aqalka Sare oo ku baaqay in la xoojiyo Amniga Baydhabo

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In