Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amniga oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada Baydhabo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada amniga oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala K/galbeed ayaa maalmihii u dambeeyay magaalada Baydhabo ka waday howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Ciidamada ayaa wadooyinka waa weyn ee soo gala magaalada Baydhabo waxay ku baarayaan gaadiidka soo gala magaalada, iyagoo ka hortagaya falalka lidka ku ah amniga ee ay soo maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Ciidanka oo feejignaan dheeri ah laga dareemayay ayaa waxay baarayaan dadka iyo gaadiidka soo gala magaalada Baydhabo, waxaana howlgalka si gaar ah looga sameeyay deegaanka Maaya-fuulka oo ah halka ay ka soo galayaan gaadiidka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee ku socda magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka K/galbeed.

Mid ka mid ah Saraakiisha ciidanka nabad sugida ee ka howlgala deegaanada K/galbeed oo hoggaaminayay howlgal ayaa sheegay in ujeedka howlgalkan uu yahay mid lagu baacsanayo maleeshiyada Al-Shabaab oo inta badan soo maleega falal ka baxsan Dhaqanka iyo diinta islaamka,islamarkaana lagu dhibaateynayo shacabka magaalada Baydhabo.

Ciidamada amniga oo habeen iyo maalin u taagan sugida amniga ayaa haddana dhanka kale waxay fiiro gaar ah u leeyihiin ka hortagga falalka guracan ay soo maleegaan maleeshiayada Al-Shabaab.

Tags: Ciidamada amniga oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada Baydhabo
Previous Post

Tunisia: Todobo Ruux Oo Muhaajiriin ah ayaa Lasoo badbaadiyay Kaddib Markii ay Dooni Kula Degtay

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku laabtay Garoowe+Sawirro

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku laabtay Garoowe+Sawirro

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku laabtay Garoowe+Sawirro

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

August 22, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In