Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Afgooye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa Xalay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo waxa ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose, iyadoo howlgalkaasi lagu soo qabtay dad la tuhunsanyahay ka mid noqoshada Kooxda UGUS.

Xaafadaha Dhagaxtuur iyo Xaawa Taako ee degmada afgooye ayaa ka mid ahaa meelaha sida aadka ah ciidamada ay kaga sameeyeen howlgalka, waxaana laga soo qabtay dad la tuhunsanyahay ka mid noqoshada argagaxisada UGUS, iyadoo howlgalkani uu daba joogay xoga laga helay dadka shacabk ah oo ku saabsan xoojinta Amniga.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyaha Saldhiga Degmada Afgooye Dhame Amiin Maxamed Cusmaan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgalka sidii loogu talo galay uu u dhacay taasi oo qeyb ka ah amni ilaalin iyo dabagalka maleeshiyaadka naf la caariga ah ee UGUS oo suura gal ay tahay in ay ku dhuumaaleysanayaan.

Ciidamada ammaanka ee ku sugan magaalada Afgooye ayaa habeen iyo maalin u soo jeeda dabagalka maleeshiyaadka argagaxisada UGUS, waxaana dadka shacabka ee ku dhaqan magaaladaasi ee yihiin kuwa si toos ula shaqeeya hey’adaha ammaanka islamarkaana la wadaaga xoga la xiriira amniga.

Previous Post

Dowladda Jibuuti Oo Qalabka Beeraha Ugu Deeqday Qaar Ka Mid Ah Beeraleyda Gobolka Hiiraan

Next Post

Hormuud oo $100 kun u qeybisay carruur agoon ah

Next Post
Hormuud oo $100 kun u qeybisay carruur agoon ah

Hormuud oo $100 kun u qeybisay carruur agoon ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In