Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada booliska soomaaliyeed oo caawa howlgallo ka wada magaada Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlagalkaan ay ciidamada booliska soomaaliyeed ka wadaan magaalada muqdishu ayaa waxa uu iminka ka soconayaa Degmada X.weyne ee gobalka Banaadir.

Afhayeenka Ciidamnka booliska soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo Radio Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in howlgalikaan lagu beegsanyo bartilmaameedyo ay ciidamadu tuhunno ka qabaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Afhayeenka ayaa hadlakiisa intaa ku daray, in howlgalka socda lagu soo qabqabtay dad gaaraya 200 oo ruux, haddana lagu kala saarayo saldhigga degmada X.weyne, xabsigana loo taxaabayo dadka dambiyada loo heysto lagu helo.

Ciidamada ayaa guriguri u baaraya xaafadaha dagmadaasi, si looga hortago kooxaha doonaya in ay Qalqal galiyaan Ammaanka Magaalada muqdisho.

Howlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallo is xig xiga oo ay ciidamada ammaanku ka fulinayaan magaalada muqdishu, xilli ciidanka booliska soomaaliyeed uu isku diyaarinayo, dabaaldagga sanadguuradii 71 ee ka soo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka Bishan.

Previous Post

dhageyso barnaamishka bandhigga wareysiyada Radio muqdisho

Next Post

Xeer ilaaliyaha iyo hanti dhowrka oo lagu wado ineey maanta hortagaan baarlamanka

Next Post

Xeer ilaaliyaha iyo hanti dhowrka oo lagu wado ineey maanta hortagaan baarlamanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In