Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo jab xoogan u geystay Maleeshiyaadka Al-shabaab.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo jab xoogan u geystay Maleeshiyaadka Al-shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya Shacabka magaalada Wisil ayaa Cashar lama ilaawaan ah u dhigay isla markaana jab xoogan u geystay Maleeshiyaadka Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday saakay aroornimadii hore ku qaaday saldhig Ciidamada Daraawiishta ku lahaayeen afaafka hore ee Magaaladaas.

Dagaalka oo ahaa mid xoogan isla markaana socday wax ka badan labo saacadood ayaa loogu awood sheegtay maleeshiyaadka lagana hortagay damacoodii Qabsashada Magaalada muhiim ka u ah dicaafa Gobolka Mudug.

Related posts

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026

Wararka hor dhaca ah ee aan helayno ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhashay qasaare xoogan oo la gaarsiyay Maleeshiyaadka weerarka soo qaaday, iyadoo dhanka kale ay jiraan dhimasho iyo dhaawacyo soo gaaray ciidamada iyo macawisleyda degaanka inkasto oo uu kooban yahay.

Ciidamada Daraawiishta ayaa hadda sii baacsanaya firxadka maleeyshidka Alshabaab ee weerarka soo qaaday.

Previous Post

Xuska maalinta xoriyadda Jabuuti ee 27-ka June (warbixin)

Next Post

18 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo.

Next Post
18 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo.

18 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo.

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

Haweeney horay dil u geysatay oo dil toogasho ah lagu fuliyey.

February 3, 2026
0

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo  Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

Duqeymo culus oo laga fuliyey deegaano hoostago Masaajid Cali Gaduud.

February 3, 2026
0

Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In