Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada darawiishta Galmudug oo diiwaan gelin loo sameeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Galmudug oo Ka tacsiyeysay gumaadkii shalay ka dhacay isgoska Zoope malagada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo muddooyinkii u danbeeyay ay socatay qorshe lagu diyaarinayay ciidamada daraawiishta Galmudug si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab ayaa waxaa maanta si rasmi ah loo soo gaba gabeeyay diwaan gelinta qeybta Gobalka Mudug.

Related posts

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026

Ciidamadaan ayaa maanta si rasmi ah loogu qeybiyay aqoonsigoodii ciidanimo, iyadoo ay goob joog ahaayen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Amniga, xubnaha Golaha Baarlamaanka iyo Madaxtooyada Galmudug.

Isku duwaha Wasaaradda Amniga Gobalka Mudug Barre Abshir Guuleed ayaa ku booriyay ciidanka daraawiishta in ay gutaan waajibaadka lagu leeyahay oo ay u horeyso sugidda Amniga iyo la dagaallanka argagagixisada.

Xildhibaan Bashiir Sheekh Axmed Cawaale oo isna goobta ka hadlay ayaa ka hadlay waajibaadka lagu leeyahay ciidanka, haddii ay helaan xuquuqda ay leeyihiin.

Ugu dambeynta Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aaadan Gaboobe ayaa ka warbixiyay ujeedka laga leeyahay diwaan gelinta iyo diyaarinta ciidanka daraawiishta iyo waajibaadka ka saaran bulshada ku nool deegaannad Galmudug.

Previous Post

Marwada Madaxweynaha Dalka oo daahfurtay shirweyne looga hadlayo aayaha Haweenka “SAWIRRO”

Next Post

Banbax Howleed ku saabsan dib-u-eegista Dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Djibouti “SAWIRRO”

Next Post
Banbax Howleed ku saabsan dib-u-eegista Dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Djibouti “SAWIRRO”

Banbax Howleed ku saabsan dib-u-eegista Dastuurka oo lagu soo gabagabeeyay Djibouti "SAWIRRO"

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In