Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha Dalka oo daahfurtay shirweyne looga hadlayo aayaha Haweenka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha Dalka oo daahfurtay shirweyne looga hadlayo aayaha Haweenka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Madaxwenaha Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa daah furtay shiwryne looga hadlayo aayaha haweenka, kaasi oo ujeedkiisu-yahay sidii loo diyaarin lahaa axdi Qarameed u gaar ah Haweenka, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada oo ay u dhanyihiin haweenka Soomaaliyeed.

Related posts

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Shrika waxaa ka qeybgalay Ku-simaha Guddomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddomiye ku xigenka 2aad ee Golaha Shacabka,ย  Wasiirka ย Haweenka Xukuumadda Soomaaliya, Wasiirada dhallinyarada iyo Qorsheynta ee Dowlad gobaledyada xubnaha ka ah dowlada Federaalka Soomaaliya,ย  Guddomiyaha Gobalka Banaadir, guddomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka. Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, wafuud ka socta beesha calaamka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin oo ka hadashaay daruufaha heesto haweenka Soomaaliyeed ayaa bogaadisay in la xoojiyo shirarka looga tashanayo aayaha haweenka Soomaaliyeed.

Marwo Saynab ayaa ku dheeraatay doorka haweenka Soomaaliyeed ay ka qaateen dib u soo kabashada dalka kaddib burburkii dowladda dhexe, waxayna xustay in haweenku qayb libaaxle ka soo qaateen badbaadada dad iyo dalka Soomaaliyeed, iyada oo bogaadisay dadaalka joogtada ah ee ay ugu jiraa horumarinta qoysaskooda iyo guud ahaan qaranka Soomaaliyeed.

Marwada Madaxweynaha Dalka ayaa ku baaqday in haweenku ay ku dadaalaan midnimadooda iyo isku xirnaantooda si ay uga nabadgalaan tacaddiyada loo geysto, iyada oo bogaadisay kaalinta ay haweenka Soomaaliyeed kaga jiraan siyaasadda, ganacsiga iyo waxbarashada.

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenkaย  Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in loo baahanyahay in Haweenka Soomaaliyeed la siiyo fursado ay doorkooda kaga qaatan horumarka Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Deeqa Yaasin Xaaji Yuusuf ayaa sharaxday waxyaabahi u qabsoomay Wasaaradda Haweenka iyo Hiigsiga Mustaqbalka dhaw ee Horumarinta Doorka Xuquuqda Haweenka Soomaaliyeed.

Wasiirada Wasaaradaha Qorsheynta iyo Dhallinyaradda ee Dowlad Goboleedyada ayaa si wadajir ah uga codsay in la dadajiyo meel marinta sharciga ka dhanka ah xadgudubyada loo geysto haweenka Soomaaliyeed.

Shirweynahaan ayaa socon doono muddo saddax cisho, isla markaana laga soo saari doono warmurtiyeed ku aadan Xuquuqda Haweenka Soomaaliyeed.

Previous Post

Maamulka&Shaqaalah Wasaarada Boostada XFS oo maanta ka qeybgalay Isxilqaan+sawirro

Next Post

Ciidamada darawiishta Galmudug oo diiwaan gelin loo sameeyay

Next Post
Dowlad Goboleedka Galmudug oo Ka tacsiyeysay gumaadkii shalay ka dhacay isgoska Zoope malagada Muqdisho

Ciidamada darawiishta Galmudug oo diiwaan gelin loo sameeyay

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

August 22, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In