Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Geeska Africa Oo Tababar Loogu Soo Xiray Jibuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Geeska Africa Oo Tababar Loogu Soo Xiray Jibuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamadani isku dhafka ah ee dalalka geeska Africa ka socda ee loogu talo galay ilaalada xeebaha ayaa tababar loogu soo gaba gabeeyay magaalada Jibuuti kuwaa oo mudo todobaad ah tababar uu u socday, iyadoo munaasabad loo qabtay xiritaanka tababarkaasi ka qeyb galay saraakiil iyo safiiro ka socday wadamada Caalamka.

Tababarkani oo la yiraahdo Castle Express oo ah tababarkii 4-aad ayaa saraakiishii ka hadashay waxa ay muujiyeen sida ay ugu faraxsanyihiin tababarkani iyo sida ciidamadaasi ay ugu faa’ideysteen casharada ay bixinayeen macalimiinta, waxaana shahaadoyin la guddoonsiiyay ciidamada tababarka qaatay ee muujiyay howl wanaag.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kulanka markii uu soo gaba gaboobay kaddib Taliyaha Ciidamada Badda Dalka Jibuuti Col C/raxmaan Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay tababarkaasi isagoo sheegay in uu ku saabsanaa sida ay u wada shaqeyn karaan ciidamada ilaalada xeebaha iyo sida looga hortagi karo cid kasta oo dhibaato u keeni karta xeebaha geeska Africa.

Tababarkani Castle Express ayaa sanadkiiba mar la qabtaa iyadoo ay ka faa’ideystaan ciidamada isku dhafka ah ee xeebaha Soomaaliya islamarkaana ka socda wadamada Geeska Africa sida Soomaaliya Ethiopia, Suudaan,Jibuuti,Ugandha,Kenya,waxaana ka caawiya Australia,Mareykanka,Cameroon,

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Ammaanka Magaalada Boosaaso Oo Howlgalo Ka Wada Magaaladaasi

Next Post
Ciidamada Ammaanka Magaalada Boosaaso Oo Howlgalo Ka Wada Magaaladaasi

Ciidamada Ammaanka Magaalada Boosaaso Oo Howlgalo Ka Wada Magaaladaasi

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In