Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Isbaheysiga oo fuliyay weeraro ay ku dhinteen tobanaan Xuutiyiin ah.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Isbaheysiga oo fuliyay weeraro ay ku dhinteen tobanaan Xuutiyiin ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiya ee ka dagaalama gudaha Yeman ayaa bilaabay howlgalo habeenkii ah oo lagu bar tilmaameed sanayay goobaha kooxda Xuutiyiinta ay ka deganyahiin caasimada Yemen ee Sanca.

Qaraxyo ayaa la maqlay ka dib markii qeybo ka mid ah Magaalada Ma’rib,  lagu weeraray Gantaalo dhawr ah intii ay socdeen dagaalo halkaasi ay ku qadeen ciidamada isbaheysiga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ilo wareedya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka isbahaysiga ay beegsadeen xalay xilli dambe xerada Al Sawaad ee degmada Sanxaan oo ku taallo koonfurta magaalada Sanca.

Warbaahinta Yeman ayaa soo warisay in duqeyn kale oo cirka ah lala beegsaday beero ku yaalo aagga degaanka Saraf ee bariga Sanca, iyada oo aan la sheegin in duqeymahaasi ay ka dhasheen qasaaro.

Dhinaca kale ilo maxalli ah oo ku sugan magaalada Marib ayaa soo wariyay in qaraxyo dhawr ah laga maqlay kadib markii gantaal lagu garaacay gooba ay ku sugnayeen Xuutiyiinta, iyada oo gawaarida gurmadka degdegga ah  ay wali ku sii qulqulayaan goobta ay ka dhaceen Duqeymaha.

Ciidamada Isbaheysiga ayaa sheegay in  tiro ka badan 35 Xuutiyiin ah ay dileen kadib dagaal ka dhacday degaanka Al Jufra iyo buuraha Salab ee dhaca waqooyga galbeed ee Ma’rib.

Duqeeymahan oo ay fuliyeen Ciidamada isbahaysiga ee uu hogaanka u haya Sacuudiga ayaa imanaya maalmo kadib markii Xuutiyiinta ay ku dhawaaqeen inay diyaarado Drones ah ay u dirayaan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Abha oo dhaca Koonfurta Sacuudiga, si ay halkaasi duqeeymo ugu geystaan.

Previous Post

Qurba-joogta Jabuuti oo mashaariic horumarineed ka fulinaysa dalkooda

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo baaq u diray Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo baaq u diray Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir oo baaq u diray Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In