Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Isra’iil oo bartilmaameedsaday kolonyo gargaar bini’aadannimo sidday

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Isra’iil oo bartilmaameedsaday kolonyo gargaar bini’aadannimo sidday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas, ayaa fiidnimadii xalay ku dhawaaqday in Ciidamada Isra’iil ay beegsadeen kolonyo gargaar bini’aadannimo u sidday  Marinka Qaza.

Laanqeyrta Cas, waxay tilmaamtay in kolonyada la beegsaday ay isugu jireen Shan Baabuur oo waday agabka Caafimaadka oo ku wajahnaa xarumo caafimaad oo uu ku jiro isbitaalka Al-Qudus oo dhawaan la duqeeyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gawaarida la beegsaday ayaa waxaa ku jiray labo Gaari oo ay saarnayeen shaqaalaha gargaarka, waxaana la xaqiijiyay in mid ka mid ah darawalladii waday Baabuurtan uu soo gaaray dhaawac, halka labo baabuur oo kuwa xamuulka ahna ay waxyeello soo gaartay.

Previous Post

Guddoomiye Kuxigeenka arrimaha Bulshada gobalka Banaadir oo kormeer ku sameeyay Ganacsiga Caasimada ee Habeenki

Next Post

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo maanta bilowday dhageysiga dacwado dad loo haysto Musuqa.

Next Post
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo maanta bilowday dhageysiga dacwado dad loo haysto Musuqa.

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo maanta bilowday dhageysiga dacwado dad loo haysto Musuqa.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In